Tusaale Dheeraad ah3
“
Abwaanka la odhan jiray Cabdi Iidaan ayaa ka mid ahaa raga suugaanta kaga hadlay garaha dhaqanka iyo arrimaha la xidhiidha, wuxuuna gabay uu tiriyey ku yidhi “Muduc iyo Mudaacalay, haddii laysu kala miidho, markhaatiga safka ah deedefaa lagu maquunshaa.”
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
I · II
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
