U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jaban

Fal Magu (4)
Naxwe-bnaa, -bnayd
Xaraf JSubg JA5 xar
1

Wax jab gaarey ahaansho.

2

Wax qiimahoodu hoos u dhacay ahaansho (badeeco).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ugu dambayntiina wuxuu asaga oo qalbi jaban yiri: ”Ma gabyay maanta?”

”
“

Waxa kaloo ay intaa ku dartay inay Dawladda Jaban oggolaatay inay wixii dhacay lagu xuso manaahijta dugsiyada dalkaas.

”
“

Lacagtaas waxaa dadka si habsami ah oo degdeg ah u gaarsiiya xawaaladaha oo weliba ka qaada khidmad jaban.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-bnaa, -bnayd

Xarafka

J · JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jaban - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan