Tusaale Dheeraad ah3
“
Foosto-riix maadaama uu isagu jeclaa fatxiya waxa uu ka fikiri jiray tolaw maad ku guulaysan inaad mar uun guursato fatxiya oo iyadu dhan walba markii uu ka eegay noqotay qof uu ku qancay waxaanu mar kasta ilaahay ka baryi jiray inuu arrintaa ku guuleeyo.
”Ereyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Isrogrog
-ooyin, m.l
Xarafka
F · FO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
