U gudub nuxurka bogga
SABAAD

subag1

Magac Lab
Xaraf SSubg SU5 xar
1

Burcad la shiilay caaneeyada laga saaray miidda ka soo harta.

2

Baruurta la shiilo miidda ka soo baxda oo aan fariisan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadda waxa inagu soo duulaya in qaar ka mid ah mas’uuliyiintaa ururrada hadhay la xidhxidhay, taas oo haddii ay rumowdo noqonaysa war aan subag lahayn iyo guuldarro laga maarmi kari lahaa.

”
“

Haweenka Arabsiyo ayaa kulankaas ku soo bandhigay sooryo raashin laga sameeyay dalagyada ka baxa dalkeena, caano, hilib, iyo subag oo dhammaantood ah waxsoo-saarka degaanka Arabsiyo ee degmada Gebilay.

”
“

Sidoo kale Lo’du marka uu neefka saca ah ama dhediga ahi gaadho saddex jir waxa uu ku filaadaa qoys dhan oo ay marna cad iyo subag ku deeqdaa, marna caano ku deeqdaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
subag - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan