U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ikhwaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf ISubg IK7 xar
1

Walaalnimo diineed.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ninkaas ayaa wuxuu sitey kutub badan oo ay qoreen raggii odeyaasha ka ahaa dhaqdhaqaaqii diiniga ahaa ee Masar (Ikhwaan Al-Muslimiin).

”
“

Waxaa si doqon-ma-garato ah hoosta la iiga soo geshay saxwo, ikhwaan, murtad, muqaawamo, iyo kuwo kale….

”
“

Xarakada Islaax ee Soomaaliya waa xarako Islaami ah oo la asaasay 11 Luulyo 1978 oo waafaqsan 6 Shacban 1398H; waxayna salka ku haysaa fikirkii iyo manhajkii Xarakada Al-Ikhwaan Al-muslimiin ee la asaasay 1928dii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

I · IK

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ikhwaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan