U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xarako

Magac Dheddig
Naxwe-dyo, m.dh
Xaraf XSubg XA6 xar
1

Dhaqdhaqaaq. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Midda kale xarako madax loo noqdo sheekh luguma noqdo, waana arrin aad loola yaabo in qof lugu sheekheeyo mas,uul uu urur ka noqday ama ka ahaan jiray.

”
“

S: Maxay macnaha runta ah ee dhaqaaqa gacanta ee aad samayso (xarako gacmaha ah oo uu badannaa sameeyo)?

”
“

Xarakada Islaax ee Soomaaliya waa xarako Islaami ah oo la asaasay 11 Luulyo 1978 oo waafaqsan 6 Shacban 1398H; waxayna salka ku haysaa fikirkii iyo manhajkii Xarakada Al-Ikhwaan Al-muslimiin ee la asaasay 1928dii.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-dyo, m.dh

Xarafka

X · XA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xarako - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan