U gudub nuxurka bogga
SABAAD

adeer

Magac Lab
Naxwe-rro, m.dh
Xaraf ASubg AD5 xar
1

Nin waxa uu u yahay ilmaha walaalkii dhalay.

2

Hab xurmo leh oo qof da'weyn loogu yeero.

3

(u.j) adeerow!

4

(u.j) wiilka aan adeerka u ahayow!; gabadha aan adeerka u ahayey!

Tusaale Dheeraad ah3

“

Najiibna ku talogalkiisii uu u siday ayuu mid walba farta ka saaray, waxaanu raaciyay salaan uu Siraad si asluub leh u salaamay iyo kaftan xagga carruurta ah oo uu ku yidhi Siraad; “Dee u sheeg inaanu carruurta ilma-adeer nahay oo aanan adeer u ahayn.”

”
“

J: Adeer, waxaas oo dhan kama eegno, labadaa arrimood ee aanu ka eegnaa waa weeye; 1).

”
“

Markay u tegeen ayaa Khadiijo tidhi: "ina adeer bal dhegayso wiilka aad adeerka u tahay", Waraqa wuxuu Nabiga ku yidhi: "maxaad aragtay?" markaasuu Rasuulku SCW u sheegay qisadii.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.dh

Xarafka

A · AD

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
adeer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan