U gudub nuxurka bogga
SABAAD

inkaar1

Magac Dheddig
Xaraf ISubg IN6 xar
1

Dhibaato qof Ilaah looga baryo in ay ku dhacdo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waayo xadiiska Nabiga NNK wuxuu leeyahay: Ilaahey ha lacnado (inkaar ha dhacdo) ruuxa laaluushka bixinayo iyo ka qaadanayo".

”
“

Bucadkaas ha lagu magacaabo; Dhiigyacab, Geesi Qaran, Qabqable, Shiikh, Hoggaamiye, Khaa’inul-Waddan, Madaxweyne, Wasiir, Oday ama Inkaar-Qabe midkii la doonayaba.

”
“

Qaadlaha iyo baabuurtiisana waxa aanu odhan lahayn Ilaahay ka yaaba oo inkaar ha naga shaqaysanina ee hoonka naga yareeya waanu dhibsanaynaaye inta lagu jiro bisha Ramadaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

I · IN

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
inkaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan