U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baryo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA5 xar
1

Si debacsan oo cid waxay leedahay ama mas'uul ka tahay loo weyddiisto; tuugmo

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waase mid baryo ku timide Ilhaan niyaddeedu umay soo jeedin.

”
β€œ

Waxaa laga cabsi qabaa in waaga markuu baryo subaxdii in uu dib u bilowdo dagaalka iyadoo laga yaabo in goobo hor leh uu ka qarxa gaar ahaan xaafadda Suuqa Xoolaha iyo Huriwaa.

”
β€œ

Xubnahaasi oo ay saxaafada doontay in ay banaanka ku waraysato ayaa waxa Baryo iyo sasabaad la hor yimi xubno wasiiro ah kuwaasi oo ka codsaday in ay hakiyaan shirkooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B Β· BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baryo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan