U gudub nuxurka bogga
SABAAD

isbahaysi

Magac Lab
Xaraf ISubg IS9 xar
1

Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhismaha Isbahaysi ka soo horjeeda Dowlada cusub ee Sh.

”
β€œ

Xubno ah hogaanka mucaaridka kenya ee caanka ahaa yaa iyaguna dhawaan ku shiray Mombasa si ay u samaystaan isbahaysi ay kula tartamaan xisbiga Kanu.

”
β€œ

Cadaymaha loo hayo xidhiidhka ka dhaxeeya Al-Qaacida iyo Al-Itixaadka Muqdisho waxaa ka mid ah madaxii Ciidamada ee Al-Qaacida oo la odhan jiray Maxamed Atef oo booqday Muqdisho sanadkii 1992kii si uu u sameeyo isbahaysi labada dhinac ku midoobaan.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I Β· IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
isbahaysi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan