U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ismaandhaaf1

Magac Lab
Xaraf ISubg IS11 xar
1

Isfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ismaandhaaf ayaa dhasha haddii qof loo sheego in sida uu erey ugu dhawaaqay aanay ahayn sida saxa ah.

”
“

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay ciidamo kawada tirsan DF ku dagaalamaan Magaalada Muqdisho, waxaase dhowr jeer oo hore dhacay dagaalo ka dhashay ismaandhaaf soo dhexgalay ciidamo ka kala tirsan Milateriga iyo Booliiska Somalia.

”
“

Inta badan wararkani sax ma wada ah waxaaney keenaan ismaandhaaf.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ismaandhaaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan