U gudub nuxurka bogga
SABAAD

sax1

Magac Lab
Xaraf SSubg SA3 xar
1

.kh S. ah: wax aan qalad ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Hadalkaa oo aan qof kaliyi sax u arag ama aanu jirin dulqaad lagu qiimeeyaaba.

”
“

Cadale waxay ka mid tahay degmooyinka caanka ka ah Xeebaha Soomaaliya, waxayna aas'aasantay xilli hore oo aan si sax ah taariikhdeeda loo hayn.

”
“

Haddaan si sax ah loo fahmin, dhibta maanta jirtana la garan kari maayo, ee meelo kale oo khalad ah ayaa loo aanaynayaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
sax - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan