U gudub nuxurka bogga
SABAAD

istaagan

Fal Magu (4)
Naxwe-gnaa, -gnayd
Xaraf ISubg IS8 xar
1

Wax ligan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aayadan waxay xujo ku tahay ha ugu horeeyeen dhamman culumaa’udiinka Soomaaliyeed, iyo kuwa rumeeyey ee awood u leh inay u istaagan mas’uuliyadan.

”
“

Wuxuu tiriyay tix gabay ah oo uu kaga hadlayay sida loo xanuujin doono ciidamada Roomaanka ee qarka u istaagan in la ciribtiro.

”
“

Xiliga salaad cishaa’I dumarka iyo raggu waa ay isku xidhaan waana ay is dhinac istaagan misaajidkooda xitaa waa ay tukin kartaa gabadhi misaajidka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-gnaa, -gnayd

Xarafka

I · IS

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
istaagan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan