Cunno, lacag iwm oo meel loo dhigto in waa dambe la cuno ama wax lagu qabsado. kayd-ayoonayn m.l (kiim.) Summad: IP. Taranta loo baahanyahay in lagaga qaado hal elektaroon atam (ama molikiyuul koox) markuu yahay wejiga neefta. kayd-faraq m.l (-dad ..., m.l) (fiis.) Summad: V. Hawsha lagu qabtay dhaqaajinta saldanab laba barood oo mareeg danab ka mid ah dhexdooda. Halbeegga Caalamiga ee keyd faraqu waa foolt (V). V = W/Q. kayd-haye m.l (-yayaal, m.l/dh) Qof wax kayd ah haya.
Tusaale Dheeraad ah3
Dhanka kale, xawaaladuhu hadda ma fulin karaan hawlaha bangiyada kuwa ugu muhimsan oo ah kayd uruurinta (deposit taking) iyo amaah bixinta (credit allocation), oo waxaa xannibaya shuruudaha aan kor ku soo sheegay oo ay ugu horrayso nabadgelyo la’aan.
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-dad, m.l
Kimisteri (kiim.)
K · KA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
