U gudub nuxurka bogga
SABAAD

janan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf JSubg JA5 xar
1

Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sawir muujinaya xasuuqii lagu la kacay shacabka markii Pinochett uu dalka JILI inqilaab ku qabsaday Taariikh ka madow casrigii Janan Pinochet madaxda ka ahaa oo dadka reer Jili soo martay ma jirto.

”
β€œ

Wuxuu ii sheegay inuu muddo la degganaa arday reer Gaalkacyo ay wada ahaayeen ka dibna noqday Janan ciidamada Somaliya - General Maxamed Osman Qaaddi, muddo dambana ahaa u qaybsanaha arrimaha ciidamada safaarada Somaliya ee Sacuudiga - Military Attache.

”
β€œ

Your browser doesn’t support HTML5 Shirka amniga Kismaayo ka furmay Dhanka kale, Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystay wasiirka amniga Jubbaland, Cabrashid Xasan Cabdinuur (Janan).

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
janan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan