Tusaale Dheeraad ah3
Gaashaanle Bashiir Wardheere oo hanti badan kaga qaatay Quman Sugaal in isagu furdaamiyo Goohe ayaa markii dambe qorshaha ku darsaday in ay Luul ka mid noqoto waxyaalaha loogu abaal-gudayo markuu ku guulaysto soo daynta Goohe Guuleed.
βDerejadii ugu dambaysay ee xagga ciidamada ee uu ka qaatay xukuumaddii Soomaaliyadii horena waxay ahayd Gaashaanle sare oo Ciidanka nabad-sugidda ah.
βFalanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
-layaal, m.l/dh
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
