Tusaale Dheeraad ah3
“
Wararka): Inqilaab milatari oo xukunka lagaga tuurayo madaxweynihii dalka Muaritania Maxamed Walad Sayidi Daayic ayaa maalintii shalay ka dhacay dalkaasi.
”“
Internet-ka ee Puntlandpost ayaa iyaduna shalay qortay warar la isla dhexmarayo Garoowe oo sheegaya in uu dhicisoobey inqilaab ay qorsheeyeen koox saraakiisha ciidamada iyo xubno maamulka Cabdillaahi Yuusuf ah.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-byo, m.dh
Xarafka
I · IN
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
