U gudub nuxurka bogga
SABAAD

derejo

Magac Dheddig
Xaraf DSubg DE6 xar
La Mid Ahdarajo1Magac Dheddig
1

Heer ama jago shaqo lagu gaaro.

2

Halbeeg saleedka heer kulka ama xaglaha.

3

Xushmo iyo qaddarin.

4

Dhibco imtixaan lagu helo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

- Waa in garsoorayaasha loo qoro mushahar ku fillan, mushaharkaasina waa inuu ahaado mid lagu saleeyo derejo sida ay u kala sareeyaan ah, waana inuu mushaharkaasi noqdo mid ay 100% kaga maar-maan baahiyo meel kale kaga xidhma.

”
“

Waxa iyana laba derejo kor u kacday Valencia oo kaalinta shanaad hore ugu jirtay.

”
“

Rabbi kuu dallaayadi qabriga, labada daamoode Oo derejo dheer iyo ku saar, dadab sariireede, Ku dangiigso meel roon adaan, diinta caasiyine!

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

D · DE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
derejo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan