U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jebis1

Magac Lab
Naxwe-syo, m.dh
Xaraf JSubg JE5 xar
1

In is haysata oo kol meel ka jabta ama ka go'da.

2

Ood weyn oo is haysata oo kol la gooyo; tis.

3

Rarada iwm meesha afka ah ee laga laabo.

4

J. ah: waddo weyn oo aan la falin ee maritaan keliya ku samaysantay.

5

Laba dawlis oo laysku soohay.

6

J. ah: ceel markaas la qoday. 7.

Tusaale Dheeraad ah1

“

Horseed waxaa labeeyay Naadiga Jeenyo oo loo yaqaanay Jeenyo Gaalo Jebis.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-syo, m.dh

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jebis - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan