U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jebin

Magac Fal
Xaraf JSubg JE5 xar
1

.dh jebi.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaan ku oran lahaa Shariif Ahmed iyo Farmaajo iyo Golaha Shacbiga: "Yaanan Axdiga la jebin.

”
“

J: Ma jiro wax khilaaf ah oo dhexdayada yaal, mana filayo inuu jiri doono, ilaahayna ka baryi mayno, waayo waxaanu ku tashanay inaanu 21-kayaga xubnood ee golaha degaanku noqono ul aan la jebin karin.

”
“

Madaxweyne Rayaale waxqabadkiisa waa la hayaa lix sanno ayuu ahaa Madaxweyne wax uu raad kaga tagayaa oo maanta la odhanyaa radkaasuu kaga tagay ma jiro oo aan ahayn maamul-xumo, kala daadsanaan, musuqmaasuq, sharci-jebin oo uu kaga tagayaa ma jirto.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

J · JE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jebin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan