1
.u
Tusaale Dheeraad ah3
β
Dillaalkii Hantidayda iyo Dirirtii Xigaalkey Anigoo in badan u guuxayey geeddi socodkaa, ugu danbayntii waxaan talo ku gunaanadey, gaadhiga iibi waxaad guntiga ku haysana u geeyoo jicsin ka dhigo.
ββ
Ergaygii ka-qayb-galka munasabaddaas nasiibka u yeeshay ayaan ahaa (iyadoon tigidh, jicsin, iyo kharash kale toona kaga bixin dawladda Somaaliyeed).
ββ
Iyadu malaha wax lagu gor-gortamo oo jimidhkeediiiyo jamaalkeedii waxa jicsin (sahay) ka dhigtay allaw naxariisaygii ka dhintay.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
1
Xarafka
J Β· JI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
