U gudub nuxurka bogga
SABAAD

iibi

Fal Gudbe (2)
Naxwe-iyay, -isay
Xaraf ISubg II4 xar
1

Lacag badeeco ku beddelid.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dillaalkii Hantidayda iyo Dirirtii Xigaalkey Anigoo in badan u guuxayey geeddi socodkaa, ugu danbayntii waxaan talo ku gunaanadey, gaadhiga iibi waxaad guntiga ku haysana u geeyoo jicsin ka dhigo.

”
“

Inan: (Lacg yar oo uu ururiyay intuu ku daray labdii doolar ee aabihii siiyay ayuu aabihii u taagay oo uu ku yidhi) aabo hoo $20 ….oo saacad waqtigagaa ah iga iibi.

”
“

Wafti ka socda Somaliya ayaa Gaaray iyana madasha shirkaasi waxana Hogaminayay Raisalwasaare xigeenkii Labaad ee Xukuumadii dhacday C/raxmaan Xaaji Aadan Iibi, iyo Masuul sare oo UNka u Qaabilsan Arimaha Xuquuqul Isaanka Somaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (2) (f.g2)

Isrogrog

-iyay, -isay

Xarafka

I · II

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
iibi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan