U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jumlad

Magac Dheddig
Xaraf JSubg JU6 xar
La Mid Ahjimlo1Magac Dheddig
1

Badeeco isku nooc ah, badan oo laysku iibsado.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Diidmadaas oo farta loo adeegsaday, waxa sabab looga dhigay in aan goluhu doonaynin dawlo tafaariiq ah ee ay doonayaan mid jumlad ah iyo ansixinta oo marqudha golaha laga jilmato.

”
“

Kedib furashadii Makka sanadkii siddeedaad ee Hijriyada, dowladdii Islaamku waxay billowday isfidin, qabaa'ilkii Jasiiradda carabtuna waxay markaasi si jumlad ah usoo gelayeen Islaamka.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

J · JU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jumlad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD