U gudub nuxurka bogga
SABAAD

siddeedaad

Magac Lab
Xaraf SSubg SI10 xar
1

.t.j Tirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal, waxa u qorshaysnaa safar caafimaad oo Toban maalmood ah inuu ku soo qaato dalka K. Afrika, waxaana uu geeriyooday maalintii siddeedaad.

”
“

Hase yeeshee, wuxuu helay fursad qaali ah, taas oo uu dhaliyay goolkiisii siddeedaad.

”
“

Ciyaaryahanka reer Uruguay ayaa ka niyad jabay Liverpool in kaalinta Siddeedaad ay ku dhameysato sanadka 2011-2012 waxaana uu u arkay Liverpool koox hor u socod aan la hayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

S · SI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
siddeedaad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan