U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guro1

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Meel godan oo gaadiid raran dushiisa laga sameeyo oo la saaro carruur, maqal iwm.

2

Rako.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mas'uuliyiin u hadashay Ahlu-suna ayaa warbaahinta u sheegay in cidii ku xadgudubta amarkaasi talaabo laga qaadi doono madaama dhirtoo sharcio daro lagu guro ay keerto xaalufin deegaameed.

”
“

Suaalahan jawaabtoodu waxay u baahan yihiin in la raad-guro habka loo maamulo dakhliga dawladda iyo siyaasadda guud ee dhaqaalaha ee dalka Waxa hubaal ah in xaaladda dhaqaale ee dalku isa soo ooday.

”
“

Ururkan West Collection management, waa urur in muddo ahba ku hawlanaa Ilaalinta nadaafadda magaaladda waxayna sameeyeen haamo waaweyn oo qashinka lagu guro iyo gaarigii qaadi lahaa qashinkaas.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan