U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kadeed1

Magac Lab
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Dhibaato; jirrab.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markii uu walaalkii waraystay waxa ku kellifey dhacdadaas yaabka lehna, wuxuu u sheegay inay sidaa kula taliyeen raggii uu ka midka ahaa Diiriye Kadeed.

”
“

Qudubi: Haddee kob qawlo ah oo kadeed aanu ka madhnayn ayaa dhacanta lanuugu jiiday.

”
“

Lib-gad Maxamed Nuur Fadal oo hantidiisu aad u badatay ayaa waxa u yimi niman ay isku reer yihiin oo uu hormood u ahaa nin la odhan jiray Diiriye Kadeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kadeed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan