U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kob

Magac Dheddig
Naxwe-bo, m.l
Xaraf KSubg KO3 xar
1

Meel kooban oo la tilmaami karo.

2

Daliigo caw laga falkiyey oo dhaadheer ballacooduse yaryaryahay oo kolkii laysku toltolo dermada noqda middood.

3

Meel geedo dhaadheer leh oo hareeraha ka bannaan. 4.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Barnaamij looga hadlayo khayradka PL Kadib markii shirkada Africa Oil oo ka iibsatey qoraal ay horey u kala sixiixdeen Range Range Resource iyo Madaxweynaha DGPL ayaa waxaa bilaabeen in xero ka dhistaanka degaanka Kob-dhexaad.

”
“

Waxay naacawdaasi ruxaysay kob leh geedo waaweyn oo cumur ah, halkaas oo ay daaqayeen neefaf ka badbaadey dhacii ugu dambeeyey oo lagu qaaday geelashii dhawaan la weydaariyey, inta raggii dhaqay badankoodii hilibkoodii haadda loo waray.

”
“

Qudubi: Haddee kob qawlo ah oo kadeed aanu ka madhnayn ayaa dhacanta lanuugu jiiday.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bo, m.l

Xarafka

K · KO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan