U gudub nuxurka bogga
SABAAD

fadal

Magac Lab
Naxwe-llo, m.dh
Xaraf FSubg FA5 xar
1

Raad noole oo dhulka qoday ama diisay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markuu warkaas helay, Maxamed Nuur Fadal wuxuu tiriyey gabay uu kula hadlayo qolooyinka Isaaqa ahaa ee oggolaaday kaalinta saddexaad.

”
“

Sheekh Fadal markii cimrigiisu weynaadey waxa uu caado ka dhigtay inuu sannad kasta soo guto waajibaadka Xajka.

”
“

Iyada oo aanu aabahood mudda badanba sii maqnayn, ayay shantii wiil oo uu hormuud u ahaa Cabdi Fadal la soo baxeen wacdaro iyo firfircooni aan hore loo arag.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-llo, m.dh

Xarafka

F · FA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
fadal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan