U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kadin1

Magac Lab
Naxwe-immo, m.dh
Xaraf KSubg KA5 xar
1

Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab.

2

Boqol neef oo geel ah.

3

Geel gaar u foofi kara oo cid anfici kara.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cumar Immaan oo Fariisinkoodu yahay Magaalada Casmara ee Xarunta Ereteria,kadin markii Indhacade ka gaabsaday in uu Saxaafada hadal siiyo.

”
“

Dulmigii huuray ayey kadin u fureen markaasu qarax ka dhashay.

”
“

Lama kabo kalsoonida luntoo ‘ kaaritaan badane Kala qaaran baahiyo dadkoo ‘ qoys ba kadin ootay Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-immo, m.dh

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kadin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan