U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kalfadhi

Magac Lab
Naxwe-iyo, m.dh
Xaraf KSubg KA8 xar
1

Fadhi waqti cayiman la qabto oo looga hadlo arrimo muhiim ah.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhinaca xubnaha Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa kalfadhi ay yeesheen khamistii iyo sabtidii kaga dooday guno la siinayo xubnaha Golaha oo tiradoodu tahay 25-qof.

”
β€œ

Doodan waxa ka soo dhex baxay laba aragtiyood oo kala ah; in gunadu kalfadhi kasta oo goluhu yeesho noqoto $500 oo doollar ama $ 400 oo doollar.

”
β€œ

Warbixin looga hadlay amaanka Puntland Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Arbacada soo socota yeelanaya kalfadhi ku saabsan Soomaaliya, kaas oo warbixin looga dhageysanayo Xoghayaha Guud iyo ergeygiisa Soomaaliya.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-iyo, m.dh

Xarafka

K Β· KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kalfadhi - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan