U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guno

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GU4 xar
La Mid AhgunnoMagac Dheddig
1

Lacag la siiyo cid shaqo dheeraad ah qabatay.

2

Hanti yar oo cid loogu naxariisto ama lagu laaluusho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dhinaca xubnaha Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa kalfadhi ay yeesheen khamistii iyo sabtidii kaga dooday guno la siinayo xubnaha Golaha oo tiradoodu tahay 25-qof.

”
“

.5 Mudanuhu wuxuu xaq u leeyahay Guno Bileed, Guno howleed, Guno Xileed, Guno Fadhi, Guri, Gaadhi iyo Daryeel Caafimaad sida ku cad shuruucda Baarlamaanadda.

”
“

Waxaa kale oo FAO u samaysay si ku meel-gaadha 5 ilaaliye oo suntaa ka ilaaya gurashadeeda dadka, laakiin ilaaliyeyaashii guno la’aan ayay uga tageen muddo kadib.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan