U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kamiin

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KA6 xar
1

Cabbid horaadda xoolo ooman.

2

Rabitaan saa'id ah oo cunto iyo cabbitaan loo qabo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gabar Xalay laga Afduubtay Xaafada Cali-Kamiin ee Muqdiosho oo lasiidaayay.

”
“

Afhayeen u hadlay Ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa sheegtay inay guulo ka gaareen dagaalkaas, isagoo xusay inay jiireen difaacii hore ee ciidamada Ethiopia, ayna gaareen Isgoyska Cali Kamiin, balse ay dib uga soo baxeen halkaas.

”
“

Ciidamo Ethiopian ah ayaa weli ku sugan hareeraha Isgoyska Cali Kamiin, iyadoo ana la garanayn sida ay suurogal ku noqon karto ciidamadaas oo meesha ku sugan inay dadku dib guryahooda ugu laabtaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kamiin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan