U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kaniisad

Magac Dheddig
Naxwe-do, m.l
Xaraf KSubg KA8 xar
1

Meel dhisan oo ay masiixiyiintu wax ku caabudaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Rabshadaha ugu badan ayaa ka dhacay magaalada dhinaca galbeed ku taala ee Kisumu iyo magaalada Eldoret oo dad badan lagu gubay Kaniisad dhexdeeda halkaasi oo ay ku badan yihiin taageerayaasha Raila Odinga.

”
“

Kaniisad ( ingiriis : church) waa meel dadka heeysta diinta Masiixiyada ay ku cibaadeeystaan.

”
“

Sikastaba, Shaqaaqooyinkii ka dhacay Xaafada Islii ayaa sababay kaddib markii Gaari rakaab ah uu ku qarxay meel u dhow kaniisad ku taal Xaafada Islii, gaar ahaa Xaafada Section One oo ay degan yihiin dad badan oo Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-do, m.l

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kaniisad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan