U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rakaab

Magac Lab
Naxwe-byo, m.dh
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Bir ka lalmata kooraha labadiisa dhinac midkood.

2

Qoryo ceelasha afkooda lagu sameeyo si loogu shubo ama loogu galo.

3

Dad gaadiid raacay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mayee daaraha Diyaaradda Maraykankaa la eegtay oo rag ciidankayga oo rakaab ahaan, diyaaradda u raacay ayay diyaaradaha ku laayeen.

”
“

Wararka): Ugu yaraan 71-qof ayaa ku dhintay, kadib markii ay hawada sare ee Jarmalka isku duqeeyeen laba diyaaradood oo ay mid rakaab siday, ta kalena ay ahayd nooca xamuulka qaada.

”
“

Mid ka mid ah, dagalyahanada Al-shabab ayaa la sheegay inu ku dhintay iska- horimadkii ka dhacay jidka warshadaha, uu inoo xaqiijiyay mid ka mid ah rakaab la socday gaari nooca dadweynaha ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-byo, m.dh

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rakaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan