U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kebed

Magac Dheddig
Naxwe-bdo, m.l
Xaraf KSubg KE5 xar
1

Gogol badanaa mayrax ka samaysan oo dun midabyo leh lagu qurxiyo.

Tusaale Dheeraad ah1

β€œ

Geedka galoolka waxaa laga sameeyaa agabyada maalinlaha aad loo isticmaalo ay ka mid yihiin kebedda oo loo yaqaan kebed galool.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-bdo, m.l

Xarafka

K Β· KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kebed - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan