U gudub nuxurka bogga
SABAAD

gogol1

Magac Dheddig
Naxwe-glo, m.l
Xaraf GSubg GO5 xar
1

Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto.

2

Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Waxaana gelbiska weyn loogu qaban doonaa Magaalada Shaariqa oo dad badani ku sugayaan una gogol dhigay ganacsadaha caanka ah Maxamed Yasin (Colaad).

”
“

Kulankan ayaa horu dhac u ah dadaalada dib u heshiisiin ee Dowladda wado, kaa oo loogu gogol xaarayo dib u heshiisiinta dowlada la galeyso mucaaradka.

”
“

Dad badan ayey u tahay in ay seexdaan guri saaxiibkii leeyahay oo ay ku seexdaan kursi, gogol aan sidaas u weyneyd ama dhulkaba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-glo, m.l

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
gogol - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan