U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kedo

Magac Dheddig
Xaraf KSubg KE4 xar
1

Wax si degdeg iyo lamafilaan ah ku dhaca; aan la iska jirin; lamafilaan.

2

Si kedis ah; islamarkiiba.

Tusaale Dheeraad ah2

β€œ

Wuxuu Al-Rabiic la beegsaday qabashada magaallada habeenkii ay dhiganayeen xafladda, sidiina ayuu si kedo ah dagaal ugu qaaday iyagoo ku mashquulsan Guddoomiyihii oo isna la qafaashay.

”
β€œ

Wuxuu Al-Rabiic la beegsaday qabashada magaallada habeenkii ay dhiganayeen xafladda, sidiina ayuu si kedo ah dagaal ugu qaaday iyagoo ku mashquulsan xafladdooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

fk

Xarafka

K Β· KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kedo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD