U gudub nuxurka bogga
SABAAD

keeb

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf KSubg KE4 xar
1

Bir yar oo qaroofsan oo kolka farta dib loogu soo jiido, qarxiyaha ka wareegta, oo xabbaddu dhacdo; riishad. keed (-keed) dk.lh.l

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Waa car iyo wir iyo keeb-la-yuurur.

”
β€œ

Macne kuma jiro, in Madax-weynuhu noqdo keeb-la-yuurur runta ka indha qarsada.

”
β€œ

Shantii sano ee tegayna waxa uu ahaa keeb la yuurur ay hirdamayeen xukuumaddii Madaxweyne Cigaal.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

K Β· KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
keeb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan