U gudub nuxurka bogga
SABAAD

macne

Magac Lab
Naxwe-nayaal, m.l/dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa.

2

Qeexidda wax la sharxay la siiyo.

3

Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bil Macne duulaanka Afgaanistaan ayaan hirgaleen haddana Maraykanka laga nixin.

”
“

Mooradu laba macne ayay af-soomaaliga ku leedahay, waxase halkan looga jeedaa wixii xoolo ah ee xerada ku jira ee ku saabsan dhaxal iwm.

”
“

J: Bil Macne duulaanka Afgaanistaan ayaan hirgaleen haddana Maraykanka laga nixin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nayaal, m.l/dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
macne - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan