(c.fal.) Shanta gobol ama jiidood ee dhulka marmarka qaarkood loo qeybiyo. Waa meelaha ku dhex jira goobaha Artik iyo goobaha Antaartik, oo sida ay kala horreeyaan loo yaqaan jiid baradeedka woqooyi koonfur; meelaha u dhexeeya goobada artik iyo kulaalaha wqooyi, iyo goobada Antaartik iyo kulaalaha koonfureed waxa loo yaqaan sida ay u kala horeeyaan jiidda dhexe; reelaha labaa dhinac ee dhulbadhaha ee u dhexeeya kulaalaha woqooyi iyo kulaalaha koonfureed, waxa loo yaqaan jiidda kulul.
Tusaale Dheeraad ah3
Meydadka lagu jiidayay deegaanka Ceelasha-biyaha oo tiradoodu lagu sheegay lix askari ayaa waxaa ka muuqday jirkooda rasaastii ay u dhinteen, iyadoo tani ay noqonayso markii labaad oo deegaankaas lagu jiido ciidamo lagu dilay dagaallo ka dhacay Muqdisho.
”Falanqaynta Naxwaha
Magac Dheddig (m.dh)
-ooyin, m.l
J · JI
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
