U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khamro

Magac Dheddig
Xaraf KHSubg KHA6 xar
1

Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Garacad:Dadka Garacad oo Maanta burburshay Dhalooyin Khamro ah oo ay barcad Badeedu uga guurtay deegaankaas.

”
β€œ

Garacad:Dadka Garacad oo Maanta burburshay Dhalooyin Khamro ah oo ay barcad Badeedu uga guurtay deegaankaas.

”
β€œ

Ma ahan Markiii ugu horeysay oo Khamro ay qabtaan Ciidanka Amaanka Gobolka Nugaal gaar ahaan Booliska Garowe, iyadoo nooc-yada mukhaadaraadku qeyb ka yihiin bartil maameedyada kala duwan ee ay beeg-sanayaan Booliska Puntland.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

KH Β· KHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khamro - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan