U gudub nuxurka bogga
SABAAD

garacad

Magac Dheddig
Xaraf GSubg GA7 xar

Tusaale Dheeraad ah3

“

Dadka Deegaanka Garacad oo doonaya in ay Ciribtiraan Burcad-badeeda Waxay sheegeen in aysan haysan Xabsi ay ku hayaan Maxaabiista burcad-badeeda iyo waliba meelo ay ku maxkamadeeyaan, sidaasdarteedna ay ku khasbays in ay sii daayaan burcadbadeeda.

”
“

Gudoomiyaha Eyl ayaa sheegey in Markabkaan lala dhaafey degmada Eyl ayaa sheegey in kooxda Markabka qafaashay ay la tageen goob la yiraahdo Ceel Dhanaane oo magaalada Garacad Koonfur ka xigta.

”
“

Wafdigan ay ku jiraan Nabaddoono, Waxgarad, Aqoonyahano, Qurbojoog iyo Dhalinyaro ayaa gaaray Deegaanka Garacad waxayna kulamo gooni gooni ah la yeesheen qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Garacad.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

G · GA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
garacad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan