U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khilaaf1

Magac Lab
Xaraf KHSubg KHI7 xar
1

Heshiis la'aan; is-afgaranwaa.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cali Max'ed Geeddi oo xilkiisii uga dagay khilaaf soo dhexgalay isaga iyo Madaxweynihii hore Col.

”
“

Afhayeeno u kala hadlay ururada Al-shabaab iyo Xisbul Islam oo labaduba ka horjeeda DF ayaa markii ugu horeysay ku baaqay dagaal dhexdooda ah, iyadoo labadan urur uu u dhexeeyo khilaaf ku saabsan maamulka Magaalada Kismaayo.

”
“

“Annagu warkaa ma hayno,” ayuu raaciyay, waxana uu sheegay in aanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya Salaadiinta iyo dawladda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

KH · KHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khilaaf - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan