U gudub nuxurka bogga
SABAAD

khilaafsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf KHSubg KHI10 xar
1

Wax, wax kale ka duwan ahaansho.

2

Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya in Madaxweyne C/laahi Yuusuf sabtida uu ku dhawaaqi doono is casilaad.

”
“

Siciid Qorsheel ayaa ku tilmamey in aysan Madaxweyne Cadde isku ogeyn in xafladan la shaaciyo xilli ay isku khilaafsan yihiin heshiiska sida loo dhigey.

”
“

"Shacabka Somaliland waxaan uga digaynaa inay doorashada dhacaysa qayb ka qaataan, waayo doorashadaas waa mid khilaafsan Islaamka, waana in shacabka Somalia oo dhan ay qabsadaan Kitaabka" ayuu yiri Sh.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

KH · KHI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
khilaafsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan