U gudub nuxurka bogga
SABAAD

canshuur1

Magac Dheddig
Naxwe-ro, m.l
Xaraf CSubg CA8 xar
1

Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sheekh Cabdulqaadir ayaa ku tilmaamey wax laga xumaado in maamulka Puntland canshuur ka qaado shacabka isla markaana waxba loogu qaban.

”
“

Askariga la dilay iyo kan wax dilay ayaa ku sugnaa Bar koontarool Ciidamada dawlada, lahaayeen, kaasoo gaadiidka looga qaadayay canshuur.

”
“

Axmed Tahliil ayaa sheegay in Maamulka uu go'aansaday in wixii maanta ka bilowday Degmooyinka Gobolka Banaadir laga bilaabo howlo canshuur uruurin, taasoo ku sheegay in ay qeyb ka qaadaneyso sugida ammaanka Caasimada.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

C · CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
canshuur - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan