Tusaale Dheeraad ah3
Laakiin gooldhaliyihii Raul oo u fadhiyay dhaawac soo gaadhay awgii iyo saaxiibkiisa ay u wada ciyaaraan kooxda Real Madrid Fernando Morients ayaa u muuqday in gaabis uu noqday, sababtoo ahayd waxaa ka yaraa layliga ciyaaraha xilliyadan dambe.
β"Dastuurka mar hore ayaa la diyaariyay, qorshihiisuna waa socdaa, laakiin waxaa gaabis ka dhigay khilaafka jira" Kaalin ma ku ledahay sharecada Islaamka dasturka cusub ee aad dajinaysan?
βMaalmihii u dambeeyay waxaa taagnaa habacsanaan baarlamaanka gudihiisa ah, waxayna taas timid, markii wada shaqeyntii ka dhaxeysay gudoonka baarlamaanka iyo xildhibaanada ay gaabis ku yimaadeen, waxaana batay xildhibaanada fasax la'aanta uga tagaya dalka.
βEreyada La Xidhiidha
Falanqaynta Naxwaha
Magac Lab (m.l)
G Β· GA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
