Tusaale Dheeraad ah3
β
Taasoo maayirka indhiisa si kusoo booddo ah u hor timid, waxaana uu ka bixiyey jawaabo kulkulul iyo cagajuglayn uu si baalaxoofto ah u tabiyey, loona arko inay ka noqotay nin daad qaaday xunbo cuskay, iyo inuu dhedo ku hadheeyo dhalliilaha ku habseday.
βFalanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Fal Magu (4) (f.mg4)
Isrogrog
-laa, -layd
Xarafka
K Β· KU
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
