Tusaale Dheeraad ah3
“
Waxa uu ahaa bas nooca Coaster-ka loo yaqaanno oo ah kuwa dadka qaada oo marayey albaabka hotelka Saxafi isla markaana ay saarnaayeen ilaa afar qof, waxaana uu bamku qarxay isla markii uu basku ku beegnaa albaabka hoteelka.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Isrogrog
-sas m.l
Xarafka
B · BA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
