U gudub nuxurka bogga
SABAAD

bambo

Magac Dheddig
Xaraf BSubg BA5 xar
La Mid AhbambaanoMagac Dheddig
1

Nooc hubka ka mid ah, qaabab kala duwan leh oo wax lagu qarxiyo marka la tuuro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Sharma'arke Seeraar Cilmi oo ah wiilkan la sii daayay ayaa sheegay in la soo qabtay isagoo tuurayay bamka, waxuuna intaas raaciyay in uu horay uu tuuray lix bambo oo kale.

”
“

Cabdishakur Mire Adan oo shir jaraa'id ah ku qabtay gudaha Magaalada Garowe ayaa sheegay inuu qaraxaasi ka dhashay bambo ka fakatay ninkii geeriyooday.

”
“

Wararka ayaa intaa ku darayo in Goobta qaraxu ka dhacay ay aheyd Maqaayad ku taal Gudaha Suuqaasi iyadoo la sheegayo in qaraxu ahaa Bambo Gacmeed lagu Tuuray halkaasi.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
bambo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan