U gudub nuxurka bogga
SABAAD

laabato

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf LSubg LA7 xar
1

Meesha xubnaha waaweyni iska galaan oo laallaabata. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Kenya waxay sharci u lahayd inay kala laabato fiisaha oo ay ka erido dalkeedan, balse xaq uguma lahan inay xirxirto sidii qof caadi ah" ayuu yiri Cali Jangeli oo la hadlay saxaafada qaarkeed.

”
“

Wararka aya waxay intaa Kudarayaan In xilligan Ahlu-sunna waljameeca ay Diyaar garoow Xoogan Kujirto si ay dib ugu laabato Fariisimo ay dhawaan faaruqiyeen o uu ka mid yahay Mowlicii Macalin Nuur Maxamed Siyaad ee Deegaanka Siigaale ee Degmada Hodan.

”
“

Fiorentina waxay kala wareegtay booska Champions league kooxda Milan xilli ciyaareedkii tegay, balse dib u dagaalanka Roma iyo dardarta kooxaha Genoa iyo Napoli, inay u soo laabato sanadan tartanka Yurub waxay u muuqataa mid shaki leh.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

L · LA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
laabato - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Waxaan isticmaalnaa falanqayn si aan SABAAD uga dhigno mid degdeg ah, la isku halleyn karo, oo si joogto ah u soo hagaageysa. Tani waxay naga caawineysaa inaan bixino waxbarasho tayo leh iyo khibrad barasho oo wanaagsan. Ma uruurino macluumaad shakhsiyeed. Akhri wax badan